Hoggaamiyaha Ururka TPLF oo fariin usoo diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Hoggaamiyaha Ururka TPLF Debretsion Gebremichael, ayaa fariin hambalayo ah usoo diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay kusoo baxay doorasho ka dhacday Muqdisho. Debretsion Gebremichael, ayaa sheegay in Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kalsooni ku qabaan isla markaana ay diyaar u yihiin in ay la yeeshaan iskaashi dhanka amniga gobolka … Continue reading Hoggaamiyaha Ururka TPLF oo fariin usoo diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya